Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaaraha ka jira Deegaannada Puntland


Abaaraha ka jira Deegaannada Puntland
Abaaraha ka jira Deegaannada Puntland

Waa Qeybtii labaad ee barnaamijyada taxanaha ah ee abaaraha. Qeybtana waxay ku saabsan tahay abaarta Puntland.

Waa qeybtii labaad ee barnaamijyo taxane ah oo aan uga hadlayno abaaraha ka jira deegaannada Soomaalida ee Geeska Africa.

Qeybtan waxaan si gaar ah ugu eegaynaa abaaraha ka taagan Puntland iyo sida ay u saameeyeen dadka iyo duunyada.

XS
SM
MD
LG