Isku xirrada

Gobolada Sanaag iyo Nugaal ayaa wali waxa ka jira abaaro ba'an oo waxyeeleey dad iyo duunyo labadaba

Gobolada Sanaag iyo Nugaal ayaa wali waxa ka jira abaaro ba'an oo waxyeeleey dad iyo duunyo labadaba.

In kasta oo ay roobab yar oo ka da'ay meelaha qaar haddana kuma filaanin inuu waraabiyo dhulkii iyo xoolihii abaarta la il darnaa.

Wareysi iyo warbixin ku saabsan abaaraha ka jira labada gobol ee Sanaag iyo Nugaal qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG