Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aas-aaskii Ururka Al-Shabab (Q-4aad)


Aas-aaskii Ururka Al-Shabab (Q-4aad)
Aas-aaskii Ururka Al-Shabab (Q-4aad)

Qeybtan Afaraad ee aasaaskii ururka al-Shabaab, waxay ku saabsan tahay waqtigii ay aasaasantay kooxda al-Shabaab ee Soomaaliya.

Waxaa in muddo ahiba su'aalo badan layska weydiinayay wakhtiga dhab ahaan la aasaasay kooxda al-Shabaab. Dadka sida dhow ula socda siyaasadda al-Shabaab waxay aaminsan yihiin in ururkaasi uu ku hawlgelayay qaab qarsoodi ah.

Waxaana la rumeysan yahay in kooxdaasi al-Shabaab la aasaasay sanadkii 2006-dii.

Qeybtan Afaraad ee aasaaskii ururka al-Shabaab, waxay ku saabsan tahay waqtigii ay aasaasantay kooxda al-Shabaab ee Soomaaliya.

Waxaa inoo soo diyaariyay, soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

XS
SM
MD
LG