Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aas-aaskii Ururka Al-Shabab (Q-3aad)


Aas-aaskii Ururka Al-Shabab (Q-3aad)
Aas-aaskii Ururka Al-Shabab (Q-3aad)

Haatanna ku soo dhowaada qeybtii 3aad ee Taxanaha aasaaskii ururka al-Shabaab, tanina waxay ku saabsan tahay dhalinyaradii jihaadiyiinta.

Soo if-bixii Maxaakiibta Islaamiga ah ee ka jiray Muqdisho, waxaa lagu xusuustaa inay si weyn ugu guuleysteen soo celinta amniga mudadii koobneyd ee ay halkaasi ka talinayeen.

Waxaase dhinaca kale jiray in maxaakiibta Islaamiga ah ay si fudud u dhexgaleen dhalinyaro jihaadiyiin ah oo markii dambe sameystay ururka al-Shabaab.

Waa qodobka ay ku saabsan tahay qeybtii saddexaad ee taxanaha aasaaska al-shabaab.

Haaruun Macruuf ayaa soo diyaariyay, soona jeedinaya.

XS
SM
MD
LG