Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Maalinta Qaxootiga Adduunka


Maanta oo kale caalamka waxaa laga xusaa maalinta qaxootiga, waana maalin lagu xusuusto dhibaatooyinka iyo waaya-aragnimada dadka qaxootiga ah.

Waxay sanandkan kusoo beegmaysaa mar kale iyadoo dadka Soomaalida ah ay ka mid yihiin qaxootiga ugu badan caalamka.

Warbixintan waxaa inoo diyaariyey Jacfar Kuukaay.

Warbixin: Jacfar Kuukaay
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:43 0:00

XS
SM
MD
LG