Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muslimiinta Dalka Britain oo Walaacsan


Muslims attend an event near the scene of the recent attack at London Bridge and Borough Market in central London, Britain June 7, 2017.
Muslims attend an event near the scene of the recent attack at London Bridge and Borough Market in central London, Britain June 7, 2017.

Muslimiinta ku nool dalka Ingiriiska ayaa ka walaacsan inay bartilmaameed u noqdaan kooxaha xagjirka ah ee neceb mujaajiriinta iyo dadka heysta diinta Islaamka, kadib weerarki habeenkii Isniinta lagu qaaday dad kasoo baxay Masjid ku yaalla Waqooyiga London.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa diyaariyey wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur.

Dhageyso warbixinta walwalka soo food-saaray Muslimiinta UK
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00


XS
SM
MD
LG