Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gedo: Shabaab oo Weeraray Saldhigga Ciidamada Kenya


Shabaab
Shabaab

Wararka ka imanaya magaalada Baadheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in caawa fiidkii maleeshiyada Al-Shabab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin duleedka magaalada.

Goobjoogayaal ku sugan magaalada ayaa VOA u sheegay in rasaas culus ay is weydaarsadeen ciidamada Kenya ee saldhigga ku sugan iyo maleeshiyada Al-Shabab.

Ilaa haatan ma cadda khsaaraha iska horimaadkan

XS
SM
MD
LG