Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tirada Dhimashada Dabkii London oo Korortay


Booliska London ayaa sheegay in tirada dhimashada ee dabkii ka kacay dhisme dheer oo ku yaalla London ay gaadhay 17 qof, isla markaana laga cabsi qabo in tiradu ay sii korodho.

Dhanka kalena Ra’iiusl wasaaraha Britain ayaa sheegtay in la baari doono wixii dabkaasi dhaliyay xilli ay saaka booqatay dhismaha oo wali howlo gurmad ah ay ka socdaan.

Ridwaan Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray London.

Warbixin: Ridwaan Xaaji Cabdiweli
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:28 0:00

XS
SM
MD
LG