Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Weerarkii ka Dhacay Saakow


Shabaab
Shabaab

Dawladaha Maraykanka iyo Soomaaliya ayaa shalay sheegay in hawlgal ay ka fuliyeen saldhig ay ku tababartaan Al-Shabab oo u dhow magaalada Saakow lagu dilay sideed maleeshiyada Al-Shabaab ka tirsan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu isagu oggolaaday weerarkaasi oo uu yidhi waxaa ka qaybgalay ciidamada gaarka ah ee Soomaaliya iyo kuwa ay iskaashiga leeyihiin.

Rashid Cabdi oo ka tirsan hay’adda ICG waxa uu sheegay in hawlgalka ay ka muuqato agaasin ay ka wada qayb galeen labada dawladood ee Soomaaliya iyo Mareykanka.

Wariyaheena Haarun Macruf ayuu u waramey.

Wareysi: Rashiid Cabdi
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00

XS
SM
MD
LG