Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Geel Lagu Laayey Waqooyi Bari Kenya


Geel
Geel

Wararka ka imanaya Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in geel badan oo ay lahaayeen dad Soomaali ah la laayey, guryana la gubay kadib markii dad budhcad ah ay soo weerareen xoolo dhaqatada oo ku nool meel u dhow xadka Gobolka Soomaalida Kenya uu la leeyahay Gobollada Kitui iyo Tana River.

Sahra Cabdi Axmed ayaa weerarkan ka waraystay weriyahayaga Maxamed Faarax Shire oo goobta booqday.

Dhageyso Warbixinta Geella la Laayey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00

XS
SM
MD
LG