Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo Diiday Lacagta Guddiga Abaaraha


Cusmaan Cabdullahi Saxardiid
Cusmaan Cabdullahi Saxardiid

Somaliland ayaa sheegtay inaanay aqbalayn lacag caawimo ah oo guddida abaaraha ee Soomaaliya ay sheegtay inay Somaliland siinayso.

Lacagtaas oo dhan 200,000 oo Doollar, ayaa wasiirka warfaafinta Cismaan Cabdillaahi Saxardiid oo shir-jaraa'id ku qabtay Hargeysa uu sheegay inaanay diyaar u ahayn.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo shirka jaraa'id ka dib waraystay Wasiirka, ayaa ugu horrayn waydiiyay qaraaro ka soo baxay shirkii golaha Wasiirada iyo wuxuu ku saabsanaa.

Wareysi: Wasiirka Warfaafinta Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00

XS
SM
MD
LG