Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tirada Dhimashada Weerarkii Muqdisho oo Korortay


Qarax
Qarax

Waxaa korortay tirada dadkii ku dhintay qarax shalay ka dhacay meel u dhow dekedda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Tirada dhimashada oo shalay lagu sheegay shan qof ayaa hadda gaartay sagaal qof.

Saraakiisha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in bartilmaameedka qaraxaasi uu ahaa goob waxbarasho oo lagu qaadayay imtixaanaadka dugsiyada.

Warbixntan waxaa Muqdisho ka soo diray Seynab Abuukar.

Warbixin: Seynab Abuukar
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

XS
SM
MD
LG