Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Senegal: Kulanka Qalinleyda Africa, Asia iyo Latin America


Dalka Senegal waxaa ka furmay kulan ay ka qaybgelayaan ururada ay ku midaysan yihiin Qorayaasha oo ka kala socda illaa saddex qaaradood, waxaana kulankan looga hadlayaa sidii Qorayaashu ay door uga qaadan lahaayeen nabad-dhisidda iyo ka hortagga falalka ku dhisan gacan ka hadalka.

Haddaba gobolka Geeska Afrika waxaa metelaya laba urur oo mid ka mid ahi yahay ururka Qalinleyda Soomaalida ee Somali PEN oo fadhigiisu yahay dalka Djibouti.

Dr. Aadan Xasan Aadan oo Guddoomiye ka ah ururkaas ayaa khadka telefoonka ugu waramay Ismaaciil Xuseen Farjar.

Waraysiga Somali PEN
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

XS
SM
MD
LG