Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Taliye ku Xigeen ka Tirsanaa NISA oo Is-Casilay


Taliye ku xigeenkii hay’adda sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ee dhanka howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed ayaa waraysi gaar ah oo uu VOA-da siiyay ku sheegay in uu iska casilay xilkaasi.

Waxa uu sheegay inuu go’aankan qaatay kadib markii uu sheegay in laga gaabiyay isbeddel lagu sameeyo hay’adaha amniga Soomaaliya.

Cabdisalaan Guuleed ayaa sidoo kale sheegay in musuq-maasuq iyo ku takrifal awoodeed ay ka dhex jiraan hay’adaha amniga ee dalka. Wariyaha VOA-da ee London ayaa ugu horrayn weydiiyay sababta uu isku casilay.

Wareysi: Cabdisalaan Yuusuf
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00

XS
SM
MD
LG