Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Howlgal Amni oo ka Billowday Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Howlgal gaar ah oo loogu talagalay in lagu sugo ammaanka gobolka Banaadir ayaa xalay si rasmi ah uga billowday magaalada Muqdisho.

Howlgalkan ayaa xalay saqdii dhexeuu ka billowday xaafado ka tirsan degmada Wadajir oo noqday kuwii ugu horreeyey ee howlgalka laga billaabo.

Howlgalkan ayaa lagu fulinayaa go’aanno dhinca ammaanka magaalada ah oo ay dhawaan soo saartay dowladda Soomaaliya, kadib markii magaalada ay ka dhaceen dilal iyo qaraxyo dhowr ah.

Wariyeheenna CabdulqaadirMaxamed Cabdulle ayaa howlgalkan ka wareystay afhayeenka Gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane.

Wareysi: Afhayeenka gobolka Banaadir
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:07 0:00

XS
SM
MD
LG