Isku xirrada

Faaqidaadda: 100-ka Maalmood ee Madaxweyne Farmaajo


Farmaajo

Toddobaadkan ayaa waxaa boqol maalmood ay kasoo wareegtay markii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu talada dalka qabtay. Waxaa isla toddobaadkan soo shaac baxay xildhibaano ka tirsan baarlamanka oo ku dhwaaqay isbaheysi loogu magac daray Horusocod.

Isbaheysigan ayaa dad badan u arkeen mid dowladda looga soo horjeedo, hase yeeshee waxay xildhibaanada ku jira sheegeen inaysan sidaas ahayn arrinta. Arrimhaas ayaan ku eegeynaa barnaamijka faaqidaadda, waxaana soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG