Isku xirrada

Xaaladda Soomaalida Yemen oo sii Xumaaneysa


Qaxootiga Soomaalida Yemen

Colaadda ka taagan dalka Yaman ayaa faraha ka sii baxaysa, iyadoo ay sii xumaanayaan xaaladaha baahi iyo baylahsanaan ee haysta qaxootiga ku sugan dalkaasi oo tiradoodu ay gareeyso 280,000.

Dadkaas ayaa 91% waxa ay yihiin Soomaali, sida ay sheegeen hay’adaha QM.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsna qaxootiga ayaa sheegtay in tiro ka badan 30 kun oo Soomaali ah ay dagaallada Yemen ku qasbeen inay kusoo laabtaan Soomaaliya.

Ibraahim Xasan Daandurey ayaa warbixinta noo soo koobaya.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG