Isku xirrada

Siilaanyo oo ka Hadlay Munaasabadda 18-ka May


Siilaanyo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo jeediyay Khudbad uu ku soo beegay maalinta 18-ka May oo asteysa maalintii ay sheegtay Somaliland inay ka go’day Somalia inteeda kale, ayaa sheegay in qarashaadkii lagu bixin jiray xafladaha munaasabadan ay u weeciyeen sanadkan dhinaca gurmaka abaaraha.

Dhinaca kale, madaxweyne Siilaanyo ayaa ka digay in QM ay cuno-qabaynta hubka ee saaran Soomaaliya ka qaado.

Wariyehenna Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa Khudbadda Siilaanyo oo uu arrimo kalena kaga hadlay warbixintan inooga soo diray.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG