Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Xiisadda Siyaasadeed ee Mareykanka


Xiisad siyaasadeed oo kulul ayaa ka dhalaty kadib markii ay soo baxday in agaaismihii hore ee hay’adda FBI-da James Comey oo dhowaan uu xilka ka qaaday madaxweyne Donald Trump uu ka tagay xusuus qof uu ku sheegay in madaxweynuhu ka codasaday inuu joojiyo baaritaanka lagu hayey la-taliyihisii hore ee dhinaca amniga Michael Flynn xiriirka uu la lahaa Ruushka.

Aqalka Cad ayaa beeniyey in madaxweynuhu sidaasi sameeyey. Waa arrintii ugu dambaysay ee dib u dhacyo siyaasaadeed oo is xigxiga oo lasoo darsay Trump.

Haddaba Jaamac Buulle Jaamac ayaa arrimahan ka waraystay sharci-yaqaan Amiin Haaruun oo ku sugan magaalada Minneapolis ee dalkan Maraykanka waxaana uu ugu horrayn ka hadlayaa nuxurka xusuus-qorka James Comey.

Wareysi: Amiin Haaruun
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00

XS
SM
MD
LG