Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Horta Internetka Yaa Leh?


Adeegyada dunidan ayaa waxaa inta badan kala wada aaladda Internetka taasoo laf dhabar u noqotay xitaa nolosha aasaasiga ah ee inta badan dadka ku nool dunidan sida telefoonada iyo combuyuutada.

Hase ahaatee waxaa in lays weydiiyo mudan, horta Internetka yaa leh, yaa maamula, mase jirtaa in dal uu dal kale ka xiri karo internetka.

Su’aalahaasi iyo kuwo kaleba waxaa saaka nooga jawaabaya Eng. Jibriil Afyare oo bartay macluumaadka dhinaca kumbuyuutarrada, muddo ka badan 17 sanana ka soo shqeynayay, haddana la shaqeeya shirkadda IBM ayaa uga waramay Asha Ibrahim Aden.

Dhageyso warbixinta Internetka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00

XS
SM
MD
LG