Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Muqdhiso


Mogadishu Explosion
Mogadishu Explosion

Qaraxan oo ahaa gaari kuwa raaxada ah oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay loo adeegsaday ayaa ku qarxay dhismaha xoogga Korontada Eeneeye ee degmada Xamarweyne.

Hya'adaha amniga ayaa sheegay in gaariga ay ka warhayeen ayna ku daba joogeen ka hor inta uusan qarxinna ay gacanta ku dhigeen gaariga.

Saraakiil kuwa amniga ayaa sheegay in lahayo laba ruux oo gaari saarneyd warka qaar aya sheegaya in uu jiray ruux seddexaad oo goobta ka baxsaday.

Goobta qaraxa uu ka dhacay waxaa ka agdhow isbitaal lajiifoyo bukaanada.

XS
SM
MD
LG