Isku xirrada

Francisco Madeira: AMISOM Ma Ayna Guuldarreysan


Madaxa Midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira ayaa ka hor yimid in howlgalka Amisom uu yahay mid fashilan – waxaana uu sheegay si Al-shabaab looga guulaysto in loo baahan yahay xiriiro lala sameeyo dhalinyarada u nogul fikirka Al-shabaab.

Wariyaha VOA-da ee London oo waraystay danjire Madeira ayaa warbixintan soo diray.

XS
SM
MD
LG