Isku xirrada

Wicitaanka: Dr. Mahad Cabdullaahi Ururshe


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Mahad Cabdullaahi Ururshe oo ka tukhasusay canuuno caruurta, waxana uu ka hadlayaa ururka Jadeecada oo dhowaan lagu argay gobolka MN ee Maraykanka.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac.

XS
SM
MD
LG