Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin Gaar Ah: Dabaqadaha Nolosha ee Muqdisho


Jidadka Muqdisho
Jidadka Muqdisho

Waxaa laga dareemayaa magaalooyinka ugu waaweyn Soomaaliya, dib u dhis iyo ganacsi sii balaaranaya, waxase ka abuurmay dabaqado ay bulshadu u kala qeybsantay.

Gaar ahaan dabaqad sare iyo dabaqad hoose, waxaana meesha ka sii baxaya dabaqadda dhexe oo ah tan dhaqaajisa horumarka dal iyo dhaqaalihiisa.

Magaalada Muqdisho ayaa ka mid ah meelaha ay dabaqadaha ka abuurmeen Wariyeheenna Maxamed Colaad Xasan ayaa warbixintan ku eegaya dabaqadaha Muqdisho ka abuurmay.

Warbixin: Maxamed Colaad Xasan
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:05 0:00

XS
SM
MD
LG