Isku xirrada

Kal-fadhigii 1aad ee Aqalka Sare oo la Xiray


Aqalka Saree ee Baarlamanka Somalia ayaa maanta soo xiray kal fadhigoodii 1aad ee Aqalka oo mudadii uu jiray ku guuleystay inuu sameysto xeer hoosaadyadiisa inkastoo ay weli heystaan caqabado xagga dhaqaalaha ah.

Wariyeheena Xassan Kaafi qoyste ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

XS
SM
MD
LG