Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolohiyadda Soomaaliya


Shirka isgaarsiinta iyo tiknoolojiyada dalka
Shirka isgaarsiinta iyo tiknoolojiyada dalka

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweyne looga hadlayo Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxaa barbar socda shir kale oo ay Muqdisho ku leeyihiin wasiirada iyo agaasimayaasha warfaafinta maamul goboleedyada iyo wasaaradda warfaafinta dowladda Federalka Somalia.

Shirkan ayaa waxaa xoogga lagu saarayaa sida ugu wanaagsan ee ay warbaahinta dalka isaga kaashan laheyd wacyi galinta barnaamijka la dagaalanka argagixisada.

Xassan Kaafi Cabdiraxman Qoystey ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Dhageyso warbixinta shirarka warfaafinta dalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00


XS
SM
MD
LG