Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Askar Lagu Gowracay Shabeelaha Dhexe


Askar ka tirsan ciidamada dowladda
Askar ka tirsan ciidamada dowladda

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in labo askari oo ka tirsan ciidamada milateriga Soomaaliya lagu gowracay duleedka tuulada Qurac-madoobe ee degmada Mahadaay.

Askartan ayaa la sheegay in baabuur ay la socdeen ay kala dageen maleeshiyo ka tirsan ururka Al Shabab.

Weerarkaasi ayaa waxaa wariyaha VOA Nur Bukhaari ka wareystay taliyaha ururka Sodonaad ee ciidanka milatariga Soomaaliya qeybtiisha shabeelaha dhexe,Gaashaanle Sare Cumar Cali Cadow.

Halkan ka dhageyso wareysiga dilka askarta
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:00 0:00

XS
SM
MD
LG