Isku xirrada

Warbixin: Xil ka Qaadista Dr. Nuur Faarax Iyo Dilka Siraaji


Abas Siraji

Kullan deg deg ah oo ay xalay ku yeesheen Golaha Wasiirada Somalia magaalada Muqdisho ayay uga hadleen xaaladaha amaanka Muqdisho iyo dilkii loo geystay Allah u naxariistee Wasiirkii hore Howlaha Guud Cabaas Sheekh Cabdullahi Siraaji. Kullankooda ka dib ayey Golaha wasiiradu shaaciyeen inay xilkii ka qaadeen, Hanti dhowrka Guud Qaran Dr. Nuur Faarax, oo ilaaladiisa ay gesteen dilka wasiirka, inkastoo uu ku gacan seyray xil ka qaadista.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

Warbixinta halkan house ka dhageyso:

XS
SM
MD
LG