Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xaaladda Suxufiyiinta Soomaaliya


Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee xuriyadda saxaafadda, waxaana ay ku soo beegmeysaa iyadoo sanadkii tagay ee 2016-kii heerka xuriyadda saxaafadda uu gaaray meeshii ugu hooseysay muddo 13 sanadood ah.

Hay’adda Freedom House ayaa sheegtay in 10-ka meel ee liiska meelaha ku tacadiya saxaafadda iyo suxufiyiinta xagga sare kaga jira inay yihiin wadamada Azerbaijan, Crimea, Cuba, Equatorial Guinea, Eritrea, Iran, North Korea, Syria, Turkmenistan, and Uzbekistan. Laakiin Somalia ayaa ka mid ah meelaha xuriyadda saxaafadda ay halis gasho.

Wariyeheenna Caasha Ibrahim Aaden ayaa warbixintan ku eegeysa xaaladda ay ku shaqeeyaan Suxufiyiinta koonfurta iyo bartamaha Somaliland iyo Somalia.

Warbixin: Caasha Cuud
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:45 0:00

XS
SM
MD
LG