Isku xirrada

Howlgalka Midowga Yurub oo ka Hadlay Burcad Badeeda Somalia


Iyadoo maalmahan la hadal hayay soo cusboonaanshaha weerarada burcad badeedda biyaha Somalia ayaa haatan waxaa ka hadlay ciidamada ka socda Midawga Yurub ee qaabilsan ilaalinta badda Soomaaliya ee loo yaqaan hawgalka EU NAVAL Force.

Afhayeenka hawlgalkaas Taliye Jacqueline Sherrif, oo sugan dalka Britian ayaa sidoo kale ka hadashay arrimaha la xidhiidha kalluumaysiga sharci-darrada ah ee doorka kaga aaddan hawlgalkooda, iyo doorka ay ka qaataan ilaalinta maraakiibta mucaawanada u sida Soomaaliya.

Weriyaha VOA Ismaaciil Xuseen Farjar ayay u warantay.

XS
SM
MD
LG