Isku xirrada

Canada oo Joojisay Shuruudii Isku Biiritaanka Lamaanaha


Canada

Wasaaradda Sinjiyada iyo Socdaalka ee Canada ayaa sharuud ahayd in lamaanaha isku soo biirey ay wada noolaadaan ugu yaraan 2 sano ka saartey qodobada laga doonayo in ay buuxiyaan qoysaska isku soo biirayo.

Wasaaradda ayaa war saxaafadeed ay siideysay ku sheegtey 28-kii bishi hore, in ay shuruudaasi qatar ku tahay sinaanta qoyska isla markaasna ay qatar ku keeni karto qaar ka mid ah dadka lla keeno.

XS
SM
MD
LG