Isku xirrada

Warbixin Cusub oo Laga Soo Saaray Burcad Badeeda Somalia


Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda ka shaqaysa amniga badaha ee Oceans Beyond Piracy ayaa sheegaysa in feejignaantii maraakiibta ka gooshaysa badaha Soomaaliya iyo dadaalkii ciidamada caalamiga ah uu hoos u dhacay, taasina ay keentay halis laga qabo in budhcad badeedu dib usoo laabato.

Warbixintan oo sannadle ah ayaa looga hadlay khasaaraha naf iyo dhaqaale ee ay dunida ugu kacaan falalka budhcad badeedda ah. Warbixintan waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

XS
SM
MD
LG