Isku xirrada

Mareykanka: Jaamacado Bilaabay Dhigista Af-Soomaaliga


University of Maryland

Qaar ka mid ah jaamacado ku yaalla dalka Mareykanka ayaa bilaabay dhigista luuqada Soomaaliga oo ka mid ah luqadahaugucaansan Qaarada Africa.

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib marki ay soo bateen Soomaalida dalkan Mareykanka iyo xiiseynta qaar ka mid ah dadka Mareykanka oo raba inay bartaan dhaqanka iyo af Soomaaliga.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa noo diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan.

Fikradaada

Tus fikradaha

XS
SM
MD
LG