Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump: "Ciyaarta Kuuriyada Waqooyi Waa Sida Jeeska oo kale"


ស្រ្តីម្នាក់បួងសួងមុខវិហារ Holy Sepulchre នៅក្រុង Jerusalem ប្រទេសអ៊ីស្រាអែល បន្ទាប់ពីវិហារនេះបានបិទក្រោយពីមានការផ្ទុះវីរុសកូរ៉ូណា។ 
ស្រ្តីម្នាក់បួងសួងមុខវិហារ Holy Sepulchre នៅក្រុង Jerusalem ប្រទេសអ៊ីស្រាអែល បន្ទាប់ពីវិហារនេះបានបិទក្រោយពីមានការផ្ទុះវីរុសកូរ៉ូណា។ 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan faraxsanaan doonin haddii Dowlada Kuuriyada Waqooyi ay tijaabiso gantaal kale oo Niyukleer ah, kaasoo noqon doona kii lixaad oo ay riddo.

Waretsi uu siiyey barnaamijka “Face the Nation” ee ka baxa telefishinka CBS ee dalkan Mareykanka ayuu madaxweyne Trump ku sheegay in xitaa uusan arrintaasi ku farxi doonin madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo uu ku tilmaamay inuu yahay nin xushmad badan.

Mar la weeydiiyey inuusan ku farxi doonin gantaalada soo socda ee Kuuriyada Waqooyi inay micnaheedu tahay inuu qaadi doono tallaabo milatari oo ka dhan ah xukumada Pyongyang, ayuu madaxweyne Trump ku adkeystay in sheekadu ay tahay sida ciyaarta jeeska oo kale, isla markaana uusan dooneyn in hadda ay dadku ogaadaan waxa uu ku fakarayo.

Kuuriyada Waqooyi oo isku dayeysa inay horumariso gantaal niyukleer ah oo awoodi kara inuu soo gaaro Mareykanka, ayaa Sabtidii tijaabisay gantaal kale, balse dalka deriska la ah ee Kuuriyada Koofureed ayaa sheegay in tijaabadaasi ay mar kale fashilantay.

XS
SM
MD
LG