Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaalada Soomaalidi Lagu Xiray Mareykanka


Minneapolis Airport
Minneapolis Airport

Labadii bilood ee ugu dambeysay waxaa walaac xooggan uu la soo dersay Somalida sharciyada loo diiday ama aan cosiyadooda megangalyo muddo looga soo jawaabin ee ku nool dalka Mareykanka.

Walaacan ayaa yimid, ka dib markii maamulka Madaxweyne Trump uu soo saaray sharciyo dalalkii ay asal ahaan ka yimaadeen loogu musaafuninayo shaqsiyaadka sharci darada ku jooga Mareyknaka iyo kuwa galay dambiyada.

Howgallo ay hey’adda Hirgelinta Sharciyada Socdaalka ee marka la soo gaabiyo la yirahdo ICE sameysay ayaa dhowr iyo toban Somali ah kaga qabqabatay Qaar ka mid ah gobolada Mareykanka, sagaal ka ka mid ah dadkaasi ayaa laga qabtay Gobolka Goergia.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixin ku eegaya arrintaasi.

Warbixinta Soomaalida lagu xiray Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:29 0:00

XS
SM
MD
LG