Isku xirrada

Wareysi ku Saabsan Xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Soomaaliya


Xasan Shire oo u dooda Xuquuqda aadamaha ee Bariga Afrika

Xaaladda Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa soo hagaagaysa marka loo eego sidii ay hore u ahaan jirtey, inkastoo wali ay jiraan tacadiyo ka dhana xuquuqul insaanka oo lagu eedeeyo inay geysanayaan Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM iyo kuwa dowlada Somalia.

Waxaana taasi dheer falalka Kufsiga ee dumarka lagula kaco oo iyaguna ay diiwaangaliyaan hay'adaha u dooda xuquuqul Insaanka .

Waaxaana taasi dheer jiritaan la'aanta sharciyo iyo difaac fiican oo ay helaan dadka ka shaqeeyo horumarinta xuquuqul Insaanka.

Haddaba, waxaa Studio VOA ee magalada Washington soo booqdey Xasan Shire Sheikh oo ah madaxa hay'adda difaacayaasha xuquuqul Insaanka ee Bariga Africa. Sahra Cabdi Axmed ayuuna u warmay.

XS
SM
MD
LG