Isku xirrada

Dilal Dhowr Ah oo ka Dhacay Muqdisho


Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay inay degmada Shibis ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada nabad-sugida Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamuud Xaaji Cali.

Sidoo kale, degmada Wadajir waxaa koox hubeysan ay ku dileen hal qof, halka ay dhaawacmeen qof kale oo ninka dhintay ay walaalo yihiin.

Jacfar Kukay oo studio-yaha nagu weheliya ayaa noo haya wararkii u danbeeyey ee Muqdisho.

XS
SM
MD
LG