Isku xirrada

Xasan Shire oo La Abaalmariyay


Xasan Shire oo hor-taagan masraxa

Abaalmarinta Richard C. Holbrooke Award ee sanad walbaa lagu siiyo magaalada Washington ee caasimada Mareykanka dadka bulshooyinkooda wax tara, ayaa sanadkaan waxaa la siiyey gudoomiyaha difaacayaasha xuquuqda aadanaha Africa, Xasan Shire Sheekh.

Wariyaha VOA-da Sahra Cabid Axmed ayaa weydiisay Xasan Shire dareenkiisa iyo sida uu abaalmarintan ku muteystay.



Fikradaada

Tus fikradaha

XS
SM
MD
LG