Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqeyn ka Dhacday Qeybo ka Mid ah Gedo


Mosul helicopter attack
Mosul helicopter attack

Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegayo in duqeyn xoogan ay oo dhowr gantaal loo adeegsaday ay ka dhacdey deegaanada War Gaduudo iyo Modaale oo hoos yimaado degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Dadka deegaanka ayaa VOA u sheegay in duqeyntaasi oo dhacdey xalay saqdhexe, laga wada maqley deegaanada ku heeran halka duqyenta ay ka dhacdey.

Degmada Ceelwaaq iyo deeggaanada ku hareeraysan ee duqeyntu ka dhacday ayaa waxaa gacanta ku haya kooxda al-Shabaab.

Si rasmi ah ilaa imika looma ogga cidda duqeyntaasi fuliysay iyo waliba haddii ay jiraan khasaare ka dhashay.

XS
SM
MD
LG