Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya: Cudurka Daacuunka oo Dilay 500 oo Qof


somalia map
somalia map

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in ilaa 500 oo qof ay u dhinteen cudurrada daacuunka ee ka dhashay abaaraha ka jira Soomaaliya.

Agaasimaha wasaaradda caafimaadka Cabdullaahi Xaashi ayaa sheegay in sidoo cudurka daacuunka uu dilaacay kuna fiday gobollo Soomaaliya ka mid ah.

Hay’adda UNICEF ayaa Iyana sheegtay in 30 kun oo caruur ah ay cudurka jadeecadda ka talaashay toddobaadkan magaalada Baydhaba ee gobolka Baay.

Weriyaha VOA Muqdisho Cabdiqaadir Cabdulle ayaa wareystay agaasimaha caafimaadka dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Xaashi.

Wareysi: Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:04 0:00

XS
SM
MD
LG