Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Buug Laga Qoray Soomaalida Ohio iyo Minnesota


Kulanka Minnesota
Kulanka Minnesota

Waxaa xalay magaalada Colombus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka lagu soo bandgigay buug ilaga qoray jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolada Ohio iyo Minnesota.

Buugaan ayaa is barbardhig ku sameynaya arrimaha dhaqaalaha, bulshda iyo siyaasadda Soomaalida labadaasi gobol ku dhaqan ee Mareykanka.

Buug oo lagu magacaabo “Somalis in the Twin Cities and Ohio” ayaa waxaa qortay Professor Stefanie Chambers oo ka shaqeysa mac-hadka Trinity ee ku yaala magaalada Hartford ee gobolka Connecticut ee dalkan Maraykanka.

Warbixintan waxaa ka diyaarisay wariyaha VOA-da Caasho Ibrahim Adan.

Dhageyso warbixinta Soomaalida Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00


XS
SM
MD
LG