Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiye ku Xigeenada Gobolka Banaadir oo la Magacaabay


Muqdisho
Muqdisho

Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta lagu magacaabay guddoomiye ku xigeenada maamulka gobolka Banaadir iyo xoghayaha guud ee maamulka.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ah maamulka culeyska ugu badan ee dhinaca amniga iyo adeegga bulshada uu saaranyahay marka la barbar dhigo maamulada gobolada kale, laakiin weli ma laha maqam dastuuri ah oo siyaasadeed.

Hadaba dhismaha maamulka cusub ayaa wariyeheenna Cabdulqaadir Maxmed Cabdulle uu ka wareystay, Gudoomiyaha Dallada Bulshada Rayidka ah Diini Maxamed Diini.

Wareysi: Maamulka cusub ee Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00

XS
SM
MD
LG