Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Falalka Burcad Badeedda


Toddobaadyadii ugu dambeeyey waxaa dib usoo xoogeystay falalka afduubka maraakiibta ee ka dhaca xeebaha Soomaaliya.

Waxaa la afduubtay dhowr doon ama markab, waxaana tani ay kordhisay walaacii maraakiibta ay ka qabeen ku safarka biyaha ku dhow Soomaaliya.

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa falalkan dib usoo cusboonaaday, sababaha ugu wacan iyo saameynta dhaqaale ee ay leeyihiin.

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ismaacil Xuseen Farjar.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:22:20 0:00

XS
SM
MD
LG