Isku xirrada

Laba caruur ah ayaa dhimatey mid kalana dhaawac daran ayaa soo gaarey ka dib markii ciidamada Kenya ay duqeyn ka geysteen deegaanka Coos Qurun oo ka tirsan degmada Ceel-Waaq ee Gobolka Gedo.

Dadka deegaanka ayaa VOA-da u sheegay in ciidmada Kenya ay soo gaareen deegaanka dhowr iyo laabtan saac ka hor inta aysan sameynin duqeyntan.

Wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtey maamulka iyo qoyska ay dhibaatada kasoo gaartey duqeyntaan ayaa warbixintan ku eegaysa.

XS
SM
MD
LG