Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Soomaali Laga Helay Cudurka Jadeecada


Saraakiisha caafimaadka ee Gobolka Minnesota ee dalka Mareyanka ayaa sheegay inay baarayaan cudurka Jadeecada oo ka dilaacay magaalada Minneapolis ee ay Soomaalidu ku badan tahay.

Saraakiishu waxey sheegeen in ilaa iyo 17-kii bishan April sagaal caruur ah laga helay cudurkan, ayada oo sideed ka mid ahna ay yihiin Soomaali.

Wariyeheenna Caasha Ibrahim Aaden ayaa arrintan ka wareysatay. Dr. Maxamed Xaaji Aaden oo ka howlgala cisbitalka Region’s Hospital ee magaalada Saint Paul ee gobolka Minnesota.

Wareysi: Dr. Maxamed Xaaji
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:06 0:00

XS
SM
MD
LG