Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladaha Haweenka ku Biira Ciidanka Soomaaliya


Faiso Abdirashid
Faiso Abdirashid

Haweenka ka mid noqda ciidamada Militariga Soomaaliyeed ayaa dhibaatooyin ay kasoo gaaraan dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

Waxaana haweenka ay sheegeen in ay uga nugulyihiin ragga ciidanka noqdo, dhibaatooyinka amni xumada ah ee soo foodsaarto qofka Militariga ku biiro.

Halkan ka dhagayso warbixin arinkaasi la xariira oo ay noo diyaarisey Sahra Cabdi Axmed.

Haweenka Ciidanka Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00

XS
SM
MD
LG