Isku xirrada

Caqabadaha uu Wajahayo Maamulka Cusub ee Muqdisho


Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa yeelatay maamul cusub oo ah kii saddexaad muddo afar sano gudaheed ah, ayada oo ii xulka la wareegay guddoomiye Taabit Cabdi.

Ka sokow horumarka dhinaca ganacsiga iyo dhismayaasha waxaa magaalada hortaagan caqabado la xiriira dhinaca amniga.

addaba maxay yihiin hawlaha horyaalla maamulka cusub? Warbxintan waxaa Muqdishu kasoo diray Axmed Xasan Colaad.

XS
SM
MD
LG