Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Ethiopia oo ka Baxay Dhuusomareeb


Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa magaaladaasi ay halkaasi ka baxeen.

Wararka ayaa sheegaya inay jiraan qayb yar oo ku hadhay duleedka magaalada oo ayagana la filayo inay iskaga baxaan halkaasi, sida ay noo sheegeen dadka degaanka.

Ciidamada Ethiopia ayaa bixitaankooda billaabay shalay subax, waxaana ay u jiheysteen dhinaca degmada Guriceel, ayada oo filayo inay dalkooda dib ugu laabtaan.

Faahfaahinta bixitanaka ciidamada Itobiya ayaa Ibraahim Xasan Daandurey uu wax ka weydiiyey weriyahayaga Gobollada Dhexe Xuseen Xasan Dhaqane.

Warbixin: Xuseen Xasan Dhaqane
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

XS
SM
MD
LG