Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biyo La'aan ka Jirta Meelo ka mid ah Puntland


Abaaraha
Abaaraha

Dhul daaqsimeed ka tirsan gobolada Puntland ee ay horay u tageen xoolo dhaqato ka kala yimid deegaamada Soomaalidu ay degto ayaa laga soo sheegayaa dhibaato biyo la'aan xoog leh iyo iyadoo dadkii ay u hayaamayaan meelaha uu roobka Gu'gu ka da'ay.

dadkaas guuraya ayaa lagu soo waramayaa in ay dhibaato ka haysato sidii ay dib ugu noqon lahaayeen.

Guddoomiyaha guddiga abaaraha Sheekh Fu'aad Maxamuud Xaaji Nuur oo maalinimadii shalay dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyey xaalada nololeed ee dadkaas iyo sida ay gargaarka u gaarsiiyaan.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa ugu horeyn weydiisay tirada guud dadka ay gargaarka gaarsiiyeen.

Biyo la'aan ka jirta Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00

XS
SM
MD
LG