Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Xildhibaanno Ku Baaqey Baajinta Musiibo Ka Dhalata Abaaraha


Guddi xildhibaanada madowga ah ee Mareykanka ee ku jira golaha Sanetka Mareykanka ugu qaabilsan Afrika ayaa ku baaqay in si deg deh ah loo qaado tallaabo looga hortagayo baajinta masiibo bani'aadannimo oo ka dhacda dalalka ay hadda ka jiraan abaaraha.

Kulan ay guddigan shalay ku yeesheen xarunta baarlamaanka Mareykanka ee Capital Hill ee magaaladan Washington ayey ku sheegeen in xaalada abaaraha ee dalalka Soomaaliya, Sudan iyo Neyjeeriya ay mareyso meel khatar ah, loona baahan yahay lacago deg deg ah oo lagu badbaadiyo dadka ay saameeyeen abaaraha. Warbixintan arrintan ku saabsan waxaa nooga diyaariyey Nur Xasan Nur

Dhageyso Xildhibaanno Mareykan ah oo Ku Baaqay Gar gaar
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00

XS
SM
MD
LG